Sabtida iyo England Premier League

Maanta oo sabtida cayaaraha England premiership, waxaa kulammo yeelanaya kooxaha:

Blackburn V Birmingham Bolton V West Ham Chelsea V Wigan Man U V Fulham Sunderland V West Brom Tottenham V Stoke

Waxaa kaloo cayaarta ugu horaysay ay dhexmartay kooxaha Wolves iyo Everton.

Waxaa BBC toos idiinku soo gudbinaysaa cayaarta dhexmaraysa Manchester United iyo Fulham.

Manchester United iyadoo 31 kulan horay u cayaartay waxay leedahay 66, oo kaalinta koowaad ayay ku hogaaminaysaa.

Fulham waa kooxda 10-aad waxayna leedahay 38 dhibcood.