Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

WFP oo sheegtay inay dhintay gargaarka

Image caption Cunto yaraanta Soomaaliya

Dadka Soomaliyeed oo markii horeba ay labaatan sannadood ka badan haysteen colaado iyo dagaallo sokeeye, waxay hadda wajahayaan khatar cusub oo ah in lacagihii gargaarka loo siinayey ay yaraadaan, tasoo ku khasabtay hey'adda cuntada adduunku in ay jarto deeqdii ay siineysay xitaa idadka sida aadka ah u baahan.