Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ra'iisul wasaaraha oo ka hadlay dilka wasiirka

Ra'iisul wasaaraha dowladda ku meelgaarka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi, ayaa sheegay in kooxda 'al-shabaab' ay ka dambaysay weerarka isqarxin ah oo uu ku dhintay wasiirkii arrimaha gudaha iyo amniga.

Wuxuu ra'iisul wasaaruhu sheegay in wasiirku uu ahaa muwaadin Soomaali ah oo wadani ah. waxaa uu sheegay in ay qaadi doonaan tallaabooyin dheeraad ah oo ay ku sugayaan amniga.