Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bannaanbax ka dhacay magaalada London

Boqolaal oo qof oo Soomaali ah, ayaa isugu tagay iridda hore ee daarta uu degan yahay ra'iisul wasaaraha dalkan Britain.

Qabanqaabiyayaasha waxaa ka mid ah Keyf Aadan Cilmi.

Iyadoo ku sugan goobta dibaxbaxa ayay u warantay Cabdiraxmaan Koronto.

Waxay sheegtay in warqad ay ku qoran yihiin waxa ay ka dalbanayaan dowladda UK ay u gudbiyeen.

Waxay xustay in dadku ay siteen boorar ay ku qoran yihiin Soomaaliya Soomaali baa leh iyo hal-ku-dhigyo kale.