Madaxwaynaha Djibouti oo ka hadlay Abaarta

Madaxwaynaha Djibouti oo ka hadlay Abaarta
Ismaaciil Cumar Geelle

Xigashada Sawirka, AP

Qoraalka sawirka,

Ismaaciil Cumar Geelle, madaxwaynaha dalka Djibouti

Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in aan Djibouti waxba kala hari doonin wax kasta oo ay u qaban karto dadka Soomaaliyeed oo ay dhibaatada abaartu ku habsatay.

Abaarta Geeska Afrika oo Djibouti nafteeda saameysay, ayuu Madaxweynuhu ku tilmaamay mid aad mooddo in ay sii gooniya u doonatay dhammaan dhulalka Soomaalida ee Geeska Afrika.

Madaxweynaha oo ka jawaabayay su'aal ay BBC ka weydiisay waxa uu dadka Soomaaliyeed u qaban doono ayaa yiri: