Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhimasho ilaalada madaxda sare oo isdilay

Image caption Ciidammada dowladda kumeelgaarka

Labo qof ayaa ku dhimatay, qaar kale-na way ku dhaawacmeen dagaal saaka ku dhexmaray xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ciidamada ilaalada u ah madaxweynaha, Shariif Sheekh Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka, Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Faahfaahinta warkaas waxaa magaalada Muqdisho nooga soo diray weriyaha BBC-da, Maxamed Maxamuud Dhoorre.