Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Mashruucyada ay Turkey ka fulinayso Somalia

Lahaanshaha sawirka other
Image caption Madaxweynaha Shariif Sh Axmed iyo wafdiga Turkiga

Dowladda Soomaaliya ayaa halgan ku jirta sidii ay u sugi lahayd amaanka waddanka. Taas waxaa u dheer inay qabsato howshii xilkeedu ahaa mudada halka sano ee u dhiman.

Wasiirka qorshaynta ee Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Bare ayaan ka waraysanay qorshaha dowladda ee dhinaca maalgashiga iyo horumarka.

Wasiirka Qorshaynta ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare ayuu ahaa.

Shirkadda Cuntada ee Cargil

Cargil waa shirkad caalami ah oo dhoofisa ku dhawaad rubac miraha beeraha ee dalka maraykanka ka soo baxa, waana shirkada ugu wayn adduunka ee suuqyada lagu kala iibsado cuntada.Waxay cuntada ka iibsataa beeralayda kadibna sii iibisaa.

Madaxa shirkada Cargil ee cuntada Karig bage ayaa BBCda ay waraysi la yeelatay oo marka hore ay waydiisay waxa ay shirkada ka qabanayso in Afrika ay hesho cunto ku filan