Shaqaale laga afduubay Galkacyo

Hayadda gargaarka DDG ee Danish ah ayaa xaqiijiyay in saddex shaqaalehooda laga afduubay Soomaaliya. DDG oo dhulka ka bixisa miinooyinka aan qarxin ayaa sheegtay in nin Soomaali ah, gabar Maraykan ah iyo nin Danish ah laga afduubay Gagida diyaaradaha ee Galkacyo.

Gobolka ayay ku dagaalameen qabiilo bishii hore.

Afduubkan ayaa yimid toddoboaadyo kadib markii laba shaqaale gar gaar lagaafduubay xerada qaxootiga ee Dhadhaab iyo laba dalxiisayaal oo laga afduubay magaalada xeebta ee Lamu.