Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gargaarka Kuwait

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Malaayiin qof oo Soomaalli ayay saamaysay abaarta

Sida ay sheegeen saraakiisha Bisha Cas ee Kuwait, waxaa bilaabanaya wajiga labaad ee gargaarka ay dawladda iyo shacabka Kuwait ugu tala galeen dadka sooamaliyeed ee abaarta iyo macluushu saameeyeen.

Gurmadkii ay afar bilood ka hor bilaabeen dawladaha iyo heyadaha samafalka ee lagu taakuleeyey dadkii ay abaartu barakicisay, gaar ahaan kuwa ku jira xeryaha Muqdisho wax waa u tareen dadka, hase yeeshee baahidooda ma dabooli karaan.

Haddaba gar gaarkii Kuwait ee somalia oo ku fadhiya $10 million, intee qof ayaa ka faaiideystay Omar xaaji Ali oo a oo la-taliye u ah bisha cas ee Kuwait ayaan ka waraysanay.