Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qaxootiga Yemen oo kordhay

Tirada dadka qaxootiga bariga Afrika ee tagaayo Yemen ayaa gaaray tiradii ugu saraysay tan iyo sandkii 2006. Dadkani ayaa Yemen ku sii qulqulaaya iyadoo halkaasi ay ka jiraan qalalaaso siyaasadeed iyo iska horimaadyo hubaysan. Cabdullahi Sheikh Cabdirisaaq ayaa waraystay Muxammad Dahir Al-Jasiim oo ah sarkaal ka tirsan hay'ada Qaramada Midoobay.