Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qarax ka dhacay IFO

Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Xerada Dhadhaab

Hal askeri ayaa ku dhintay laba kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay xerada qaxootiga ee IFO oo ka mid ah xeryaha qaxootiga ee ku yaala waqooyi bari kenya.

Booliska ayaa sheegaya in ay wadaan baaritaano la xiriira qaraxaas

Mohammud Ali ayaa Khadka telefoonka ku waraystay weriyaha BBC-da Bashkas Jugsoodhacay.