Af gembi ka dhacay Mali

Af gembiga Mali Lahaanshaha sawirka

Ciidan Mali ah ayaa Telefishinka Qaranka ka soo baxay iyaga oo sheegaya in ay la wareegeen awoodda.

Waxay af gembiyeen Madaxweyne Amadou.

Dhinacyo Madaxweynaha la jira ayaa laga soo xigtay in Madaxweynuhu uu hadda ku sugan yahay meel ammaan ah.

Dhowr Wasiir ayaa la sheegay in la xiray.

Faransiiska oo gumeysan jiray Mali ayaa ku baaqay in doorasho hor leh la qabto.

Midowga Afrika isagu wuu cambaareeyay af gembiga.