Askar AMISOM oo la geeyay Baydhabo
Askar AMISOM oo la geeyay Baydhabo

Xigashada Sawirka,
Askarta AMISOM ee Midowga Afrika
Ciidamada AMISOM ayaa qaybtii hore la geeyay magaalada Baydhabo. Ilaa boqol askari ayaa la geeyay magaalada oo mustaqbalka ay kala wareegi doonaan ciidamada Itoobiya oo hadda jooga Baydhabo.
Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga ee dowladda ku meel gaarka Maxamed Cali Catoosh ayaan ka waraysanay.