Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qarax ka dhacay Nairobi

Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Qaraxa ayaa wuxuu ka dhacay tukaan

Qarax ka dhacay magaalo madaxda Kenya ee Nairobi ayaa dab qabadsiiiyay dhismo tukaan.

Ugu yaraar labaatan iyo sideed qof ayaa dhaawacmay .

Boliiska ayaa waxay aaminsan yihiin in qaraxa uuu ka dhashay koronto.