Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Video: Johnnie Carson muxuu u tegay Muqdisho?

Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibeda ee Maraykanka Johnnie Carson ayaa dhawaantan booqasho ku tegay Muqdisho, wuxuu digniin culus u direy dad uu Maraykanka ku tilmaamey qaswadayaal.