Guddiga doorashada: 25 musharrax ayaa tartamaya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 6 September, 2012, 14:36 GMT 17:36 SGA
Xildhibaanada Soomaaliya

Xildhibaanada ayaa dooranayo madaxweyne cusub 10 September

Qabashada araajida musharraxiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa la soo gabagabeeyay galabta.

Gudiga doorashada ayaa sheegay in ay si rasmi ah u soo buuxiyeen shuruudihii madaxtinimada Soomaaliya 25 xubnood, kuwaasi oo u tartami doona doorashada Madaxweynaha ee dhici doonta 10-ka bisha Sebtember.

Magacyada xubnaha u tartamaya madaxtinimada Soomaaliya waxa ay kala yihiin:

  1. Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi Baadiyoow
  2. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex
  3. Cadbullaahi Axmed Caddoow
  4. Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas
  5. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo
  6. Axmed Ismaaciil Samatar
  7. Xasan Shiikh Maxamuud
  8. Shariif Shiikh Axmed
  9. Yusuf Garaad Cumar
  10. Cumar Salaad Cilmi
  11. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
  12. Bashiir Nuur Xasan
  13. Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin
  14. Cabdulqaadir Cosoble Cali
  15. Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame
  16. Xuseen Khaliif Jaamac
  17. Maxamed Axmed Saalax
  18. Salaad Cali Jeelle
  19. Ibraahim Cali Xuseen
  20. Saciid Ciise Maxamuud
  21. Cismaan Maxamed Gacal
  22. Maxamed Cabdullaahi Oomaar
  23. Maxamed Cabdiweli Shiikh Yusuf
  24. Maslax Maxamed Siyaad Bare
  25. Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.