Wasiirada Labnaan oo galay shir

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 20 Oktoobar, 2012, 10:03 GMT 13:03 SGA
 Qaraxa Beirut

Qaraxa Beirut

Wasiirada Labnaan ayaa bilaabay shir deg deg ah oo looga hadlaayo xaalada ammaanka, kadib markii qarax wayn oo baabuur oo ka dhacay Beirut uu dilay siddeed qof.

Dadka dhintay waxaa ka mid ahaa ninkii ugu sareeyay ammaanka dalka Wissam Al Xassan.

Maalin tacsi ah ayaa maanta loo qabanayaa dadkii ku dhintay qaraxa. Qaramada Midoobay iyo dhamaan kooxaha siyaasiyiinta labnaan ayaa cambaareeyay qaraxa.

Siyaasiyiinta ka soo horjeeda Syria ayaa ku eedeeyay qaraxa Syria.

Waxaa ka dhacay magaalooyin badan mudaaharaadyo looga soo horjeedo Syria. Laakiin Syria ayaa sidoo kale cambaaraysay qaraxa.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.