Taliban oo weerartay ciidanka Nato

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 2 December, 2012, 12:43 GMT 15:43 SGA

Qof isqarxiyay ayaa dilay afar askari wuxuuna dhaawacay askar Nato ah weerar lagu sooqaaday saldhig diyaarad ee Nato ooo ku yaala bariga Afganistan.

Boliiska ayaa sheegay in laba rayad ah ay dhinteen iyo in la dilay sagaal taliban.

Baabuur ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa ayaa lagu soo kaxeeyay albaabka saldhiga ee u dhow Jalalabad. Hoobiyayaal iyo madaafiic ayaa sidoo kale la soo riday.

Nato ayaa sheegtay in weerka ay taliban ku guuldaraysteen, sababtoo ah ma aysan soo galin saldhiga.

Wariyaha BBCda ee Kabul ayaa sheegay in weerarka uu u ekaa mid aad loo soo qaban qaabiyay.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.