Dekadda Muqdisho oo laga dhoofinayo xoolo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 6 Abriil, 2013, 11:10 GMT 14:10 SGA

Media Player

Xoolaha laga dhoofinayo dekadda Muqdisho ayaa bilaabmay kadib markii ay joogsadeen dhowr iyo labaatan sano ka hor.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dekadda Muqdisho

Dekadda Muqdisho ayaa waxaa ka socda dayactir iyadoo ay hadda ay bilaabmeen xoolo dhoofin.

Maamulka Dekadda Muqdisho waxaa ay canshuur kordhin hirgashay 1dii bishan April ku bilaabeen waxyaabaha Soomaliya loo dhoofiyo.

Waxaa kaloo Dekadda Muqdisho, ka socda xoolo dhoofin bilaabatay, markii ugu horeysay tan iyo burburkii Soomaaliya.

Arrimahaasi iyo dhaqaalaha dowladda ka soo gala Dekadda ayaa Wariyaha BBC Maxamed Ibraahim Macalimuu waxaa uu ka wareystay, Maareeyaha, Dekada, Cabdullahi Cali Nuur.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.