Maxkamada Mubaarak oo wareer ka jiro

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 13 Abriil, 2013, 10:28 GMT 13:28 SGA
Xusni Mubaarak

Xusni Mubaarak iyo labadiisa wiil oo ku jira qolka xiran ee maxkamada ee dadka dacwada loo haysto.

Dhagaysigii koowaad ee maxkamada madaxwaynihii hore ee Masar Xusni Munaarak ayaa waxay ku dhamaatay jahawareer, iyadoo garsoorihii maxkamada ku dhawaaqay inuu dacwada iska wareejin doono.

markii maxkamadda la keenay Xusni Mubaarak, oo lagu wado sariirta bukaanka lana geeyay qolka xiran ee dadka maxkamada la saarayo isaga iyo labadiisa wiil, garyaqaanka ayaa sheegay inuu dacwada ku wareejin doono maxkamad kale.

Dacwada ayaa dib loo qabanayaa ka dib markii uu Mubaarak ka qaatay racfaan xukunkii xabsi daa'inka ahaa ee sanadkii hore. Waxaa lagu helay Mubaarak dacwadii hore danbi inuu ku lug lahaa dilkii dadka mudaaharaadayay sanadkii 2011 markii ay bilaabmeen kacdoonkii lagu riday

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.