Kuuriyada Waqooyi oo xirtay qof Mareykan ah

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 2 Mey, 2013, 04:31 GMT 07:31 SGA

Pea Jun Ho waxaa Mareykanka looga yaqaan Keneth Bae

Kuuriyada waqooyi ayaa ku xukuntay qof Mareykan ah 15 sano oo shaqo adag ah, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Pyongyang.

Pea Jun Ho oo looga yaqaan Mareykanka Keneth Bae ayaa waxa uu galay Kuuriyada waqooyi bishii Novemeber isaga oo ahaa dalxiis.

Warbaahinta kuuriyada waqooyi ayaa kusoo warrantay inuu qirtay dacwado ah inuu doonayay inuu afganbiyo dowladda Kuuriyada waqooyi.

Arrintan ayaa soo baxday xilli ay xiisadda ka taagan gobolka ay meel sare mareyso.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.