Natiijada doorashada Malaysiya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 5 Mey, 2013, 18:14 GMT 21:14 SGA
Doorashada Malaysiya

Doorashada Malaysiya

Xisbiga isbahaysiga ee talada hayay waqti badan dalka Malaysiya ayaa ku guulaystay doorashada. Gudiga doorashada ayaa sheegay, in xisbiga National Front ee isbahaysiga uu helay in ka badan 112 labada boqol iyo labaatanka kursi ee uu Baarlamaanka ka kooban yahay.

Mucaaradka oo uu hogaaminayo Anwar Ibrahim ayaa waxay ku guulaysteen ilaa hadda konton kursi. Mr Ibaahim ayaa ku eedeeyay masuuliyiinta inay jirtay musuqmaasuq baahsan oo saameeyay natiijada.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.