Qaraxyo ka dhacay Turkiga

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 Mey, 2013, 17:51 GMT 20:51 SGA
Qaraxyada Turkey

In kabadan boqol qof ayaa qaraxyada ku In kabadan boqol qof ayaa qaraxyada ku dhaawacmay.

Masuuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in ugu yaraan afartan qof ay ku dhinteen Reyhani oo u dhow xudduuda Suuriya kadib markii laba baabuur ay ku qarxeen. In ka badan boqol qof ayaa ku dhaawacmay qaraxyada.

Reyhanli waxaa degan qaxooti badan oo ka soo tagay dagaalka Suuriya.

Ra'iisalwasaare ku xigeenka Turkiga ayaa sheegay in milatariga iyo sirdoonka Suuriya ay ku tuhunsan yihiin qaraxa.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.