Somaliland: Xuska 18ka May

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 18 Mey, 2013, 10:34 GMT 13:34 SGA

Media Player

Waxaa magaalada Hargaysa e lagu qabtay xuska maalinta Somaliland ay ku dhawaaqday inay ka madaxbanaan tahay Soomaaliya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dabaaldega Somaliland

Dabaaldega Somaliland ee maalinta 18 May.

Magaalada Hargeysa, waxaa saaka subaxii ilaa duhurkii ka socday dabaaldegii ugu balaarnaa ee xuska maalinta 18may oo ah sanad-guuradii 22aad ee markii Somaliland ku dhawaaqday inay goonni isu taagtay 18may 1991.

Sida dabaaldegaasi u dhacay iyo nuxurka khudbad uu fagaaraha dabaaldega ka jeediyay madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Waxaa goor dhoweyd warbixintan nooga soo diray weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed saciid Cige.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.