Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muuqaal: Dhibaatada ay la kulmaan dadka tahriibka

Dad reer Itoobiya ah oo badan ayaa sanad walbo u tahriiba dalka Sacuudiga, iyagoo sii mara Yemen.

Waxay halkaas u tegaan inay noolol wanaagsan helaan, laakin waxay la kulmaan jirdil iyo xadgudubyo ay ku jirto kufsi.