Somaliland oo kordhinaysa misaaniyadeeda

Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Somaliland Cabdilcasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta horgeeyay fadhigii golaha wakiilada Somaliland miisaaniyaada sanadka 2014

taasoo dhan $152 Million oo dollar dawladda dhexe.

Wasiirka Samaale wuxuu ku dhawaaqay in miisaaniyada cusub ay ku jirto kordhisiimo mushaarka shaqaalaaha dawladda iyo ciidamada 20% , mashaariic horumarineed iyo

kharashka diiwaangelinta codbixiyaasha doorashooyinka.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige, ayaa wareystay Wasiirka Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale.