Mandela ayaa ku geeriyooday isbitaal

Nelson Mandela
Image caption Nelson Mandela

Nelson Mandela, madaxweynihii ugu horeeyay ee madow ah ee Koonfur Afrika ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala Pretoria, xafiiska madaxweynaha ayaa sheegay.

Mr Mandela, oo ahaa 94 jir ayaa isbitaalka la dhigay Sabtidii isagoo qaba cudur sambabaha.

Mr Mandela, oo ku guulaystay abaalmarinta nabada ee Nobel Peace 1994tii ayaa hogaamiyay la dagaalankii midabtakoorka waxaana loo arkaa abaaha dimoqraadiga Konfur Afrika.