Ra'iisal wasaare Saacid oo shaqadiisii lumiyay

Image caption Ra'iisal wasaaraha shaqada ka tegaya

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ballaaran ah ku oggoladay in xilka laga qaado ra'iisal wasaaraha dowladda federaalka ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon, oo jagadaas hayay muddo 15 bilood ah oo keliya. Faahfaahinta kala soco idaacadda dambe.