Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya

Lahaanshaha sawirka
Image caption Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Dr Cabdiraxman Bayle iyo Madaxweyne Xasan Sh Maxamud.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Dr Cabdiraxman Bayle, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay doonayso inay saanad militeri ka soo iibsato dibadda muddo sanad ka badan, kaddib markii Qaramada Midoobay ay ka dabcisay cunaqabanayntii hubka ee saarnayd Soomaaliya.

Hadaba Cabdullahi Sheekh Cabdirisaq, ayaa wasiirka waraystay kaddib markii la soo gabagabeeyay shirkii Madaxda Midowga Afrika, waxaa uuna ugu horreyn weydiiyay waxa ka soo baxay shirka.