Shiinaha : Xarumo ilmaha la tuuro

Shiinaha ayaa sameeyay labaatan iyo shan xarumood waddanka si waalidka ay si amaan ah isaga dhiibi karaan ilmaha aysan rabin.

Meelahan ayaa u ogolaan doona waalidka inay kaga tagaan ilmahooda iyagoon la ogaan. Toban daqiiqo kadib markii ay dhigaan ilamaha ayaa waxaa qaylinaya saacad si la ilmaha loo qaado.

Dowladda ayaa sheegtay in in ilmaha badankood waalidka ay nacaan in looga tago jidka au u badan yihiin ilmo jiran. Waalidka ayaa badanaa ka taga warqaday ku qoran tahay inay sabool yihiin oo aysan korin karin.