Deeganno laga qabsaday Al-Shabaab

Al-Shabab Lahaanshaha sawirka
Image caption Al-Shabab

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa sheegay ilaa shan magaalada oo Istaraatiiji ah kala wareegeen xarakada al-Shabaab.

Ciidamada AMISOM, waxaa hogaaminaya kuwa dalka Ethiopia.

Magaalooyinka ay sheegeen in ay la wareegeen waxaa ka mid ah Rabdhuurre, Xuddur iyo Buur-Dhuubo.

Deegaanadan ayaa ku kala yaalla gobolada Bakol iyo Gedo.