Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Malawi gargaar la'aan ma jiri kartaa

Malawi waxay ka mid tahay waddamada ugu faqiirsan adduunka, laakiin xiriirka ay la leedahay deeq bixiyayaasha caalamka ayaa xumaaday. Gargaarkii la siin jiray waa la hakiyay dhowr jeer musuqmaasuq iyo xaalada xaquuqda bini'aadanka awgeed.

Doorasho ayaa ka dhici doonta bisha labaatankeeda waddanka, hadaba siday Malawi ugu tiirsan tahay gargaarka caalamiga.

Chakuchanya Harawa iyo Baya Cat ayaa warbixintan ka diyaariyay.