Jarmalka iyo Brazil oo soo baxay

Lahaanshaha sawirka AFP

Is araga semifinile-ka ee afarta koox ayaa hada waxaa u soo gudbay Brazil iyo Jarmal, oo ka kala adkaaday wadamada Colambia iyo Faransiiska,

Faransiiska waxaa hal gool iyo eber kaga badiyay Jarmalka, halka Brazil-na ay labo iyo hal uga badisay kooxda Columbia

Brzail ciyaarta Semifinalka waxay wada ciyaari doonaan wadanka Jarmalka.