Codbixinta MadaxweynenimadaTurkiga

Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Codbixinta Turkiga

Codbixinta Turkiga ayaa xirmaysa iyadoo dadka ay doorayaan markii ugu horaysay madaxweyne.

Wararka ayaa sheegaya tirada dadka codkooda dhiibanaya ay ka yar tahay intii la filayay.

Musharaxa ugu caansan ayaa ah Ra'iisal wasaaraha Turkey Recep Tayyip Erdogan, oo hogaaminayay siyaasada Turkiga tobankii sano ee ugu danbeeyay.

Waxaa la tartamaya Ekmeleddin Ihsanoglu oo ah diblimaasi iyo Salehattin Demirtas oo ah Kurdish.