Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xildhibaano lagu xiray Borame

Wararka ka imanaya Somaliland waxay sheegayaan in dad badan oo ay ku jiraan laba xildhibaan oo ka tirsan deegaanka Boorame halkaasi lagu xiray, iyadoo lagu eedeynayo inay muddaharaad abaabulayeen.

Waxaan arrintaa ka waramaya wariyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige.