Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gaalkacyo oo loo samaynayo nalalka qoraxda

Magaalada Gaalkacyo waxaa dhawaan laga hirgeliyey nalalka ku shaqeeya cadceedda.

In ka badan 300 oo nal ayaa jidadka koofurta iyo waqooyiga magaalada waxaa galiyey hay'adda Nordic International Support Foundation oo saldhigeedu yahay dalka Norway.

Waxaa maalgaliyay mashruuga Somali Stability Fund iyo Norway.

Madaxa hay'adda Nordic international Support u qaabilsan mashruuca Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa uga warramay Faarax Lamaane arrintaas.