Golaha wasiirada ee Soomaaliya oo mar kale lagu dhawaaqay

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa ku dhawaaqay mar kale golihiisa wasiirrada oo ka kooban 68 xubnood.

Xubnaha golaha ayaa isugu jira kuwii todobaad ka hor uu dib ula laabtay Ra'iisul wasaaraha iyo qaar mudaneyaal ka ah baarlamaanka.

Waa markii 3aad ee tan iyo markii la magacaabay Ra'iisul wasaare Cumar uu ku dhawaaqo gole wasiirro oo aan weli baarlamaanka la hor geyn.

Dadka wax indha-indheeya ayaa rumaysan in ay suurtogal tahay in baarlamaanku ansixiyo xukuumadda, waxaanse la hubin sida ay uga mira dhalin karto waajibka ka saaran sidii ay sannadka soo socda dalka uga dhici lahayd doorasho qof-iyo-cod ah.

Hoos ka eeg liiska wasiirada oo kaamil ah

Wasiirada

1. Maxamed Cumar Carte Ra'iisul Wasaare Ku Xigeen 2. Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta 3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka 4. Maxamed Aadan Ibraahim "Fargeti" Wasaaradda Maaliyadda 5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga 6. Cabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda 7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada 8. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda 9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga 10. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka 11. Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta 12. Cali Axmed Jaamac "Jangali" Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada 13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa 14. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha 15. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha 16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska 17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha 18. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda 19. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta 20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka 21 Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha 22 Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha 23 Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga 24 Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta 25 Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda 26 Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

Magacyada Wasiiru-dawlayaasha

1. Khaalid Cali Cumar Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda 2. Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda 3. Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga 4. Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Bii’adda (Deegaanka) 5. Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada 6. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka 7. Daa’uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha 8. Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada 9. Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka 10 Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka 11 Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha 12 Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda 13 Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta 14 Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

Magacyada Wasiirro ku-xigeenada

1. Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha 2. Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta 3. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka 4. Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda 5 6. Cabadalla Xuseen Cali Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi Wasaaradda Gaashaandhigga Wasaaradda Gaashaandhigga 7 Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda 8 Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada 9 Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda 10 Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga 11. Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey) Wasaaradda Dastuurka 12. Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta 13. Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada 14. Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa 15. Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha 16. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha 17. Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska 18. Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha 19. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda 20. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta 21 Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka 22 Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha 23 Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha 24 Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga 25 Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta 26 Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda