Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shir looga hadlay arrimaha dhalinyarada

Wadanka Malayshiya waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlay arrimaha dhalinyarada iyo hogaanka.

Shirkaasi waxaa soo qaban qaabisay dawladda Malayshiya waxaana goobjoog ka ahaa Rai'sal wasaraaha dalkaasi Najib Razak.

Shirka waxaa isugu tagay dhalinyaro ka socota in kabadan 20 wadan.

Soomaaliya waxaa uga qayb galay saddex dhalinyaro ah kuwaas oo sid ay sheegeen jaamacad ka dhigta Malayshiya.

Zakariye Abdi Siyaad oo ka mid ah saddexdaasi dhalinyarada ah ayaa shirkaasi uga waramay wariyaha BBC Fardawsa Maxamad Cilmi.