sharif xasan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shariff Xassan: Shabaab ayaan uga shakisanahay weerarka

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa ka badbaaday weerar lagu qaaday kolonyo baabuur ah oo uu watay.

Qarax ayaa loo dhigay wadada meel ku dhow magaalada Afgooye.

Qaraxa loo dhigay ayaa ku qabsaday inta u dhaxeysa Carbiska iyo degmada Afgooye, wuxuuna ku jeeday deegaanka Lafoole uu doonayay inuu halkaasi kula kulmo dadka deegaanka.

Halkan ka dhagayso waraysi uu BBC-da siiyey Shariff Xassan Sheikh Aadan