Falastiiniyiin tiro badan oo la xirxiray

Xoogaga Xukuumadda Falastiin ayaa xiray in kabadan boqol xubin oo ka tirsan Xamaas, kuwaas oo joogay daanta galbeed ee ay Israaiil haysato.

AWaa xiritaankii ugu tiro badnaa ee dhaca mudo sanado ah.

fhayeen u hadlay Xamaas ayaa xiritaankaasi ku tilmaamay dadaal lagu donayo in lagu joojiyo weeraradii dhawaa ee dhibaatooyinka badan u gaystay Israa'iiliyiinta jooga daanta galbeed, xukuumadda Falastiina waxa uu ku eedeeyay in ay u adeegayaan Israa'iil.