Qulqulka muhaajiriinta oo wali socda

Lahaanshaha sawirka Getty

Warbaahinta dalka Serbia ayaa sheegaysa in shan kun oo muhaajir ay gaadheen xadka Hungary afar ito labatankii sacadood ee u danbeeyay . Telefishinka dalkaasi ee RTS ayaa ku waramaya in sadexkun ay durbaba ay xadka ka gudbeen iyagoo kusii jeeda Jarmalka iyo waqooyiga Yurub .Dhanka kalena kumaan soo galooti ah ayaa roobab meel ay ka galaan haysan oo jooga waqooyiga Giriiga iaygoo isku dayaya inay galaan Macedonia , Tareemada ukala socda Jarmalka iyo Denmark ayaa dib loo bilaabay kadib markii hakad ay galiyeen Muhaajiriintu shalay , Bilayska yaa baadhaya Taeemada lakiin dadka u oglanayaa inay u dhafaan Sweden .