Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maraykanka oo cambaareeyay weerarka Ruushka ee Suuriya

Reer galbeedka ayaa sheegay in Ruushku uu duqaynayo bartilmaameedyo qalad ah, iyadoo madaxweynaha Faransiiska uu ka digay in dagaalkaasi uu halis ugu jiro inuu isu badalo mid buuxa oo ku soo fida Yurub.