Caruurta aan dalka lahayn

Lahaanshaha sawirka AP

Qaramadda midoobay ayaa ka digay in ilmo yar oo bilaa dal ahi uu dhasho tobankii mirirba, waxaana ay sheegeen in colaada Suuriya ay sii xoojisaya dhibaatadani .

UNHCR childerenWarabaxin cusub oo ay soo saartay Hay'ada Qaxoontiga ee UNHCR ayaa sheegay in caruuryta aan dalka alahyni ay ku dhacaan xaalada cafimaad la,aan , waxbarasho la,aan iyo fursadaha shaqo helista oo ku adkaata , warbixintani ayaa lagu sheegay in sannada walba ay dhashaan toddobaatan kun oo caruura oo aan lahayn dal.