Baroordiiq loo sameeyey rakaabkii dayaarada

Lahaanshaha sawirka EPA

Baroordiq ayaa lagu qabtay magaalada ST Petersburg loo sameyey dadkii ku dhintay dayaaradii ruushka ee masar ku dhacday.

Ducooyin ayaa loo akhriyay dadkaasii iyadoo gambaleelka kiniisadana w la garaaci doono 224 jeer si loo xuso qof kasta oo ku dhintay dayaarada.

Dadkaas ayaa dhamantood Ruush ahaa, masuuliyinta Ruushka ayaa sheegay in laga yaabo in bambo dayaarada ku qarxay lakiin waxay sheegeen inaanay ka hor dhaceeyn badhitaanka socda .