Dagaal ka dhacay agagaarka Kismaayo.

Lahaanshaha sawirka d

Ugu yaraan inta la ogyahay saddex iyo toban qof ayaa ku dhintay tira kale oo badanina way ku dhawaacmeen kadib markii ay Alshabaab weerartay saldhig ciidan oo uu dhaw Kismaayo.Akadamiyada ciidanka oo 9KM u jirta magaalada Kismaayo ayaa weerarku ka dhacay.