Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nickolas Kay oo u waramay BBC

Soomaaliya rubuc qarni ka badan ayey dagaal ku jirtay oo xukuumadii dhexe aysan dalka ka wada shaqeyn. Waxaa inta badan tusaale lagaga dhigtaa Soomaaliya dal guuldareystay.

Qaramada Midoobay ayaa sanado badan dadaal ugu jirtay sidii ay gacan uga geysan lahayd in Soomaaliya inay dowlad noqotosku taagto. Tan iyo 2013- kii Qaramada Midoobay waxaa wakiil uga ahaa Soomaaliya Nicholas Kay oo waqtigiisii dhammaaday.

Waxaa hadda noqday ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating.

Wariyaha BBC Mary Harper ayaa Nick Kay oo ka soo noqday Muqdisho siiyay waraysi.