Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Goobjooge qaraxa Muqdisho

Nin Goobjooge ka ahaa ayaa BBC u sheegay inay maqleen xabado iyo iyo dhowr qarax daqiiqado kadib markii la tukaday Maqribka.

Tirada dhaawaca iyo dhimashada ayaa ilaa hadda la ogayn.