Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi duqa magaalada Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay qorshooyin badan oo ay wax kaga qabanayaan ammaanka iyo horumarka caasimadda.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo dhawaan booqasho London ku yimid ayaa uga warramay Osman Abdi xaaladda maamulkiisa iyo waxa ay hiigsanayo.