Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qaraxii diyaarada oo la baarayo

Warar soo baxaya ayaa sheegaya inay u badan tahay in bam dayaaradda Daallo ku dhex qarxay inuu daloolka sababay.

Goor dhoweyd ayaan ka waraysannay wasiiru dowlaha gaadiidka iyo duulista hawada ee somalia Maxamed Isaaq Cismaan, Ibraahim Maxamed Aadan ayuu u warramay.