Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xiriirka Alshabaab iyo Boko Xaraam

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u sheegay shalay shirka Amaanka Adduunka ee ka socda magaalada Munich ee dalka Jarmalka in ururka Boko Xaraam ee Nigeria ka dagaalama xubnahiisa lagu tabo baro Soomaliya.

Haddaba Mohamed Cadde ayaa telefoonka kula xiriiray afhayeenka madaxweynaha Soomaliya, Daud Aweis, oo weydiiyay faahfaahinta uu madxweynuhu arrinta ka bixiyay.